Adalsom Foundation

Adalsom Foundation Adalsom foundation waa hay,ad samafal oo xarunteeda dhexe ku taal magaalada boorama kan

Alxamdulilaah alxmadulilaaaah ilaahay ayaa mahadleh u hooriyay nimcadiisa umadisii oomanayd shalay biyo dhaamis ayaa ay ...
04/05/2016

Alxamdulilaah alxmadulilaaaah ilaahay ayaa mahadleh u hooriyay nimcadiisa umadisii oomanayd shalay biyo dhaamis ayaa ay ahayd qaylada ugu daran, iyo gaajo baad ay cunaan haysan hay,adda ADALSOM FOUNDATION waxay u mahadnaqasaa allah oo karansiiyay unadiisa inay iscaawiyaan waxaan u mahadnnaqanaa cidkaaksta oo ka qaybqaadatay gurmadk abaaraha ka dhacay dalka gaar ahaan gobolada galbeedka ilaahahay ayaa mahad leh oo nimcadiisa u hooriyay unadiisa oonkii waa laga baxay balse wali baad la,aan ayaa jirta waana jir oo wa wakhtoga gaajadu ugu darantahay ta labaad dadku MA haystaan hoy hagaaagsan oo Ay roobka ka galaan markaa waa lagu dadaala bacaha roobka ee guryahaha gurmadkana ha la sii balaadhiyo

Waxa ay hay,adda ADALSOM FOUNDATOON gaadhsiiyay gargaar biyo nadiif iyo  baad kooban dadka abaahu ku dhufteen ee deegaan...
03/30/2016

Waxa ay hay,adda ADALSOM FOUNDATOON gaadhsiiyay gargaar biyo nadiif iyo baad kooban dadka abaahu ku dhufteen ee deegaanada. Qardhiile Kanda jirjirka sisibta qabuurta seemaal runtii halkaa waxa ka taaagan dhib aad u wayn ilaahay ha inaga dulqaaado waxana halkaa ka dhacday dhimashodii koowaad ee arko shalay anagoo waliba ka qaybgalay aaska marxuumad faadumo oo ku geeriyootay tuulada ruqi lagana jeenay deegaanka qardhiile saacadda ilaahay ayaa dhamaatay balse duruufaha ku habsaday maamada waxy ahayd gajo,baad la,aaneed, caafimad,darro ilaahay ha u naxariisto deeganada aan soo marnay indhahaygana ku aragrnay ee aan qaarna booyadaha biyaha gaynay waxa ka mid ah oolbaki, ruqi, qabuurta, qardhiile, sisibta,xamarta,kaxda, baysaare, seemaal wax gargaar ah oo gaadhayna MA jirto deeganadan baaqayagu wuxu yahay in loo gurmado dadkaasi

03/29/2016
Ha,adda ADALSOM FOUNDSTION waxay bogaadinasaa qaabka loogu gurmaday abaaraha ka dhacay dalka shacabka ay saamaysay  waxa...
03/28/2016

Ha,adda ADALSOM FOUNDSTION waxay bogaadinasaa qaabka loogu gurmaday abaaraha ka dhacay dalka shacabka ay saamaysay waxaanay leedahay halkaa ka sii wada dadaalka hay,adda Adalsom foundation iyada ka duulassa baahida dadkaasi waxay ku caawisay biyo nadiif oo ay cabaan dad kaaasi ku nool deeganada bariga gobalka awdal Sida 1)QARDHIILE.2) KAXDA 3)QABUURT 4)JIRJIRKA 5)seemaal waana gargaarkio u horeeyay ee dadkaa gaadha ilaahay ha u shubo raxmaadkiisa dadaalo kale oo dhanka caafimaadka ah iyo. Hoyga ayay dadkani u baahanyihiin wixi ADALSOM FOUNDATION awoodana usbuucan way gaadhsiin doontaaa

TACSI TIIRAANYO LEHINAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Bahda hay,adda ADALSOM FOUNDATION taxation  TACSI TIIRAANYO LEH...
03/05/2016

TACSI TIIRAANYO LEH
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Bahda hay,adda ADALSOM FOUNDATION taxation TACSI TIIRAANYO LEH U dirayaan DAMMAAN EHELADII, ASXAABTII, QARAABADII IYO GAAR AHAAN REER MAXAMED DAAHIR DHAWAL GEERIDA KU TIMI ALLAHA U NAXARISTEE AQOONYAHAN SICIID MAXAMED DAAHIR DHAWAL OO KU geeriyooday HARGEISA. ILaahay naxariistiisa jano haka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

ADALSOM Foundation  waxa ay wacgalin diiwaan galinta ah ugu baxday deegaano badan oo ka bariga gobalka awdal ay ka midyi...
02/12/2016

ADALSOM Foundation waxa ay wacgalin diiwaan galinta ah ugu baxday deegaano badan oo ka bariga gobalka awdal ay ka midyihiin dilla ,jaraahoroto, saba-wanaag, sheekhnuur shirwaca, tulii, dharaar waxar, qabridhaaweed , cadmadooni, duuuwayne, magaalo cad ,Idhanka iwm,waxa ADALSOM foudation dadka gaadhsiisay wacyigalinta ku dhawaad 37 oo ah ka mid ah goobaha hoos yimaada dilla iyo baki iyada oo sidoo kale ku qabatay wacyigalinta caasimadda labaad ee dalka ee Borma ayaan lagaa badsn

Waa muhiim.inaad soo saarto awooda shacab ee ee gobalkaaga dagmadaada iyi tuuladaada cidna ha u danayn lkn ficil.sameee ...
02/10/2016

Waa muhiim.inaad soo saarto awooda shacab ee ee gobalkaaga dagmadaada iyi tuuladaada cidna ha u danayn lkn ficil.sameee oo ban-ka soo dhig tirada shacabka.ee gobalkaaga dagmadaada iyo tuuuladaada

Hay,adda  wadaniga ee ADALSOM foundation. Waxa ay ugu baaqasaa shacabka somaliland inay qaataan kaadhadhka codbixinta ha...
02/09/2016

Hay,adda wadaniga ee ADALSOM foundation. Waxa ay ugu baaqasaa shacabka somaliland inay qaataan kaadhadhka codbixinta hay,addu waxa ay si gaara ugu baaqasaa shacabka gobalada awdal ,salal iyo gabilay oo diiwaagalintu ku soo fool leedahay inay si buuxda oo aan hadhaw laga calaa calin uga qaybtaaan kaadhka ,si gaara waxa ay ugu baaqasaa shacabka caasimada labaad ee dalka ee BORAMA iyo dagmooyibka DILA, BAKI,gabilay MAGAALO-CAD SAYLAC LUGAHAYA , BOON ,QUNUJEED inay muujiyaaan tiradooda iyo tayadoodaba waad mhaddsantihiin

Hay,ada ADALSOM FOUNDATION waxay diyaar u tahay ilaalinta iyo soo noolaynta hiddaha iyo dhaqanka somaliyeed dhankasta oo...
07/09/2015

Hay,ada ADALSOM FOUNDATION waxay diyaar u tahay ilaalinta iyo soo noolaynta hiddaha iyo dhaqanka somaliyeed dhankasta oo ay tahay waana huraan, umada aan dhaqankeeda iyo hidahooda ilaalina waa u mad baaba,a hay,ada ADALSOM foundation waxaa ka go,an sidii loo heli lahaa madxaf wayn oo hiddaha iyo dhaqanka ah oo laga hirgaliyo caasimadda labaad ee dalka ahna caasimadda gobolada galbeedka ee borama hay,addu waxay xoojin doontaa waaaxda farsamada gacan ta iyo sharaxaadaha oo badi samayntoonta agab ka hiddaha iyo dhaqan ka, waxay hay,adu rajanaysaa in uu madxafku noqdo mid umadda afka somaliga ku hadasha ay ku soo hirato insha alah

THIS IS THE OFIFICE OF ADALSOM FOUNDATIO
07/09/2015

THIS IS THE OFIFICE OF ADALSOM FOUNDATIO

Maamulka iyo xubnaha ha,adda ADALSOM FOUNDATION waxay mahadnaq balaadhan u u soo jeedinaysa dhamaan masuuliyiinta iyo ma...
07/01/2015

Maamulka iyo xubnaha ha,adda ADALSOM FOUNDATION waxay mahadnaq balaadhan u u soo jeedinaysa dhamaan masuuliyiinta iyo martishafta ka so qayb gashay wax soo saark ay samaysay foundationku sida maayir ku xigeenka caasimada labaad ee dalka boorama mudane. Cumar maxamad jiraaye (ileeye) isku duwaha wasaaradda shaqada Mrs Fardus sh.saciid xasan gudoomiye ku xigeen ururka now madaxda waxbarashada iyo martisharaft ilaahay baa mahad leh

Hambalyo.            Hambalyo.             Hambalyo.          Ha,adda ADALSOM FOUNDATIO waxay hambalyo u diraysaa dufcad...
07/01/2015

Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo. Ha,adda ADALSOM FOUNDATIO waxay hambalyo u diraysaa dufcaddii Koowaad ee ka qalinjabisay waxbarashada dadka waa wayn (non formal education) iyo farsamada gacanta. (handcraft) labadan mashruuc oo ay hay,Adu gacanta ku. Hayso ayaa ardaydan qalinjabisay waxay waxbarashadu u dhamaatay maanta taariikhtu tahay 1/7/2015 ,hay,addu waxay ballan qaadaysaa insha alah in aanay dufcadan noqon tiii ugu dambaysay balse ay tahay tii ugu horaysay waxqabad ka hay,adda ADALSOM FOUNSATION kuma Koobna qaybahan waxa kale oo jira mashaariic foundationku ku fuliyo sida horumarinta beeraha, ilaalinta deegaanka iyo mashaariic kale oo hay,adu soo waddo Bilaha soo socda wa bilaahi tawfiiq

Address

10418 172 Avenue
Edmonton, AB
1 780-242-1706

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adalsom Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share